James Swan iyo Madaxweyne Cali Guudlaawe oo kawada hadlay arimo muhiim ah (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo howlo shaqo u jooga Magaalada Muqdisho ayaa maanta Hoyga uu degan yahay ku Qaabilay Wakiilka Xoghaya Guud ee Qaramada Midoobe Ambasador Jemes Swan.   Kulankaan ayaa aad looga hadlay Arrimaha Doorashooyinka gaar ahaan muhiimada ay leedahay in isfaham buuxa laga gaaro qabsoomida Doorashoooyinka lagu wada qanacsanyahay. … Continue reading James Swan iyo Madaxweyne Cali Guudlaawe oo kawada hadlay arimo muhiim ah (Sawirro)